
[Verse 1] A.T.L waa halayey u soo baxay Somalida gaara ahaan Asharaaf Waana nin geesi ah garasho badan Gobonimo leh Raga intiisa wahgaradka hormuud u ah Kuwa dulman u dooda kuwa daanyarta ahana aawiya [Pre-Chorus] Aan la kala saarin kanaan garan kanaa i higa midina laheyn Ee eebo weyne kor ha ka yeelo [Chorus] A.T.L halayey A.T.L halayey A.T.L halayey Wanaagiisan wah uu je'elyahay allaha ha u fududeryo Wanaagiisan wah uu je'elyahay allaha ha u fududeryo [Verse 2] Nin qalbi furan iyo cuddoon dadka u dhow Markuu soo maro rajadu way la timaadaa cidladu way yaraataa Afkiisa run falintiisuna nuur tallaabadiisuna tusaale fiican [Pre-Chorus] Aan la kala saarin kanaan garan kanaa i higa midina laheyn Ee eebo weyne kor ha ka yeelo [Chorus] A.T.L halayey A.T.L halayey A.T.L halayey Wanaagiisan wah uu je'elyahay allaha ha u fududeryo Wanaagiisan wah uu je'elyahay allaha ha u fududeryo [Bridge] Eebboow u siyaadi sharaf iyo caafimaad ku sii waddada toosan Qalbigeena ayuu ku reebay raad wanaagsan ku reebay raad wanaagsan [Final Chorus] A.T.L halayey A.T.L halayey A.T.L halayey Wanaagiisan wah uu je'elyahay allaha ha u fududeryo Wanaagiisan wah uu je'elyahay allaha ha u fududeryo
Generate Voiceovers & songs with AI
ライブラリ内の300以上のさまざまな声でオーディオを作成できます。

AIソングライブラリへようこそ。革新的な人工知能と創造的表現が出会う次世代の音楽制作です。ジャンル、ムード、言語を超えたユーザー生成のAI楽曲を豊富に探索できます。アンビエントやシネマティックなサウンドスケープから、アップビートなポップや深く共鳴するトラックまで、AI駆動の技術がユニークで高品質な音楽を生み出し、あらゆるプロジェクトや個人の楽しみにも最適です。
コンテンツクリエイター、ゲーム開発者、ポッドキャスター、または単に音楽好きの方でも、AI駆動の楽曲ライブラリはすべての人に何かを提供します。各トラックは高度なAI技術で作られ、リアルな音質と自然な感触を実現し、独自のニーズに合わせたカスタマイズが可能です。バックグラウンドスコアからインスピレーションあふれるサウンドトラックまで、プラットフォーム上でAI音楽の多様性と深みを発見してください。
今すぐAIソングライブラリを閲覧し、最先端AI技術で作られたユーザー生成音楽を探検しましょう。コンテンツに最適なサウンドトラックを見つけ、革新的なサウンドスケープでプロジェクトを高め、音楽制作の未来を体験してください。